Pro Yaxye Sheikh Camir “Bartilmaameedka Aniga ayuu ahaa Magaaladana 7 Koox ayaa dadka ku dila  ma sheegi karo qoladi ay aheyd”

0
585

Wareysi kooban  oo uu VOA siiyey Pro Yaxye Sheikh Camir oo qeyb ahaan la soo dhigay Facebook ayuu sheegay Pro Yaxye in la rabay in isaga la khaarijiyo uuna ahaa  Bartilmaameedka.   Pro Yaxye ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho ay 7 koox dadka ku dilaan uuna garaneyn qolada ay ahaayeen kuwii dili rabay ee Alle […]




SOURCE: Pro Yaxye Sheikh Camir “Bartilmaameedka Aniga ayuu ahaa Magaaladana 7 Koox ayaa dadka ku dila  ma sheegi karo qoladi ay aheyd”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.