Puntland: $7.2 milyan oo lagu taageerray waxbarashada

0
292

Khamiis, Maarso, 21, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daahfuray mashruuc ballaaran oo taageerraya waxbarashada Puntland,iyadoo oo ay ku baxayso adduun lacageed oo dhan 7.2 Milyan oo doollarka Marekanka ah.




SOURCE: Puntland: .2 milyan oo lagu taageerray waxbarashada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.