Puntland: Al-shabaab Oo Qabsaday Deegaanka Af-Urur

0
323

Xarakada Al-shabaab ayaa la sheegayaa in ay Saaka la wareegtay deegaanka Af-Urur ee dhanka Koofur Galbeed kaga toosan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.
Warbaahinta kooxda Waxa Caddeysay in Ciidamadii Puntland ee Deegaankaas Joogay Shalay ayka baxeen, Haddana gacan ku heynta Af Urur ayla wareegeen.
Dhinaca kale, weli wax war ah kama soo bixin dhanka Puntland ee la xiriira arrinkan.
Wararkan, kala soco, Goobjoog News





READ MORE FROM THE SOURCE: Puntland: Al-shabaab Oo Qabsaday Deegaanka Af-Urur

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.