Puntland: Anaga iyo Galmudug ayaa ka heshiinayna colaada Towfiiq ma jirto cid saddexaad

0
48

Talaado, December, 17, 2019 (HOL)-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland, ayaa gaaray degmada Towfiiq ee gobolka Mudug, halkaasi oo uu ka socda dadaalo laguso afjarayo colaad dhextaala labo beelood oo kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug.




SOURCE: Puntland: Anaga iyo Galmudug ayaa ka heshiinayna colaada Towfiiq ma jirto cid saddexaad

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.