Puntland: Dhulka dowladda oo laga mamnuucay dhismaha

0
237

Isniin, Janaayo, 14, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo xilka maanta la wareegay ayaa joojiyay dhulka dowladda in laga dhiso dhismayaal sharci darro ah, sida ku cad wareegto uu goor dhow baahiyay xafiiska madaxweynaha.




SOURCE: Puntland: Dhulka dowladda oo laga mamnuucay dhismaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.