Puntland : Hay’adaha nabadsugidda iyo sirdoonka oo la mideeyay

0
137

Jimco,, June, 29, 2018 (HOL) – Golaha wasiirrada Puntland ayaa cod ku ansixiyay magaca iyo mideynta labada hay’ad ee sirdoonka iyo nabadsugidda , kuwaaso oo looga yeeri jirey PIA iyo PSS. Waxa qasbey in labada hay’ad la mideeyo waxaa lugu sheegay baahida loo qabo hay’add amni oo si buuxda u shaqeysa, dhawaan ayayna ahayd markii Madaxweynaha Puntland uu xilalkii ka qaadday agaasimayaasha labada hay’ad.




READ MORE FROM THE SOURCE: Puntland : Hay’adaha nabadsugidda iyo sirdoonka oo la mideeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.