Puntland: Maxkamadaha gobolka Mudug oo qarka u saaran inay xirmaan

0
421

Axad, September, 16, 2018 (HOL) –Guddoomiyaha maxkamadda racfaanka gobolka Mudug,Sheekh Aadan Maxamed Faarax ayaa sheegay maxkamadaha gobolka Mudug inaysan helin muddo ku dhow lix bilood ah wax dhaqaalo ah, taas oo haddii ay sii socoto keenaysa inay istaagto adeegga garsoorka ee gobolka, sida u sheegay.




SOURCE: Puntland: Maxkamadaha gobolka Mudug oo qarka u saaran inay xirmaan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.