Puntland: Musharrixiinta oo loogu baaqay inay dhimaan ilaaladooda

0
67

Axad, October, 07, 2018 (HOL) – Maamulka gobolka Nugaal ayaa ka dalbaday musharrixiinta ka qaybgalaya doorashada madaxweynaha ee magaalada Garoowe ka dhacaysa bilowga sannadka 2019-ka inay dhimaan gaadiidka iyo ilaalada la socota.




SOURCE: Puntland: Musharrixiinta oo loogu baaqay inay dhimaan ilaaladooda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.