Puntland oo amartay in la soo qabto xisaabiyihii hore wasaaradda maaliyadda ee gobolka Mudug

0
303

Sabti, June, 30, 2018 (HOL)-Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland,Maxamuud Xasan Aw- Cismaan oo goor dhow wariyayaasha kula hadlay magaalada Garoowe ayaa amar ku bixiyay in la soo qabto xisaabiyihii hore wasaaradda maaliyadda Puntland ee gobolka Mudug,Barkhadle Aadan Muuse.




READ MORE FROM THE SOURCE: Puntland oo amartay in la soo qabto xisaabiyihii hore wasaaradda maaliyadda ee gobolka Mudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.