Puntland oo dardar galinaysa dhismaha golaha deegaanka degmaad Gaalkacyo

0
35

Khamiis, Maarso 07, 2019 (HOL)- Golaha wasiirrada Puntland oo maanta shirkooddii toddobaad laha ahaa ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa sheegay in la dardar galin doono dhismaha golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo.




SOURCE: Puntland oo dardar galinaysa dhismaha golaha deegaanka degmaad Gaalkacyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.