Puntland oo dowladda federaalka ka dalbatay inay ku soo wareejiso qoondadii ay ku lahaayeen tirada Xujeyda ee sannadkan

0
34

Jimco, Maarso, 08, 2019 (HOL)- Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland, Cawil Sheekh Xaamud ayaa dowladda federaalka usoo jeediyay inay ku soo wareejiso qoondada Puntland ay ku lahaayeen tirada Xujeyda ee sannadkan soo gudaneysa Waajibaadka Xajka.




SOURCE: Puntland oo dowladda federaalka ka dalbatay inay ku soo wareejiso qoondadii ay ku lahaayeen tirada Xujeyda ee sannadkan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.