Puntland oo ka hortimid guddi ay dowladda federaalka u magacowday inay kala saaraan shirkadaha u tartaami doona fulinta Adeegga xajka

0
254

Talaado, May, 07, 2019 (HOL) – Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland,Cawil Sheekh Xamid Maxamed ayaa sheegay inaysan ku raaci doonin dowladda federaalka guddiga loo magacaabay kala sarista shirkadaha u tartaami doona fulinta adeegga xajka ee sannadka 2019ka.




SOURCE: Puntland oo ka hortimid guddi ay dowladda federaalka u magacowday inay kala saaraan shirkadaha u tartaami doona fulinta Adeegga xajka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.