Puntland oo ka laabatay xukun dil ah oo horey loogu riday madaxii amniyaadka Alshabaab ee magaalada Muqdisho

0
181

Talaado, Janaayo, 07, 2020 (HOL)- Maxkamada racfaanka Puntland ayaa maanta jebisay xukun dil ah oo horey loogu riday Ayuub Nuur Nuux oo ahaa madaxii amniyaadka Alshabaab ee magaalada Muqdisho, sida ay Puntland horey u shaacisay.




SOURCE: Puntland oo ka laabatay xukun dil ah oo horey loogu riday madaxii amniyaadka Alshabaab ee magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.