Puntland oo kasoo horjeesatay sharciyada doorashooyinka iyo batroolka Soomaaliya

0
26

Khamiis, Janaayo, 09, 2020 (HOL)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan sharciga batroolka Soomaaliya oo dhawaan ay meel mariyeen labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya.




SOURCE: Puntland oo kasoo horjeesatay sharciyada doorashooyinka iyo batroolka Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.