Puntland oo ku baaqday in hal meel loogasoo jeesto kooxaha xasuuqa ku haya ummadda Soomaliyeed

0
23

Sabti, December, 28, 2019 (HOL)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhowayd ka hadlay qaraxii Muqdisho ka dhacay ee lagu xasuuqay ummad Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan.




SOURCE: Puntland oo ku baaqday in hal meel loogasoo jeesto kooxaha xasuuqa ku haya ummadda Soomaliyeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.