Puntland oo ku dhawaaqday dagaal,xilli ay taagan tahay xiisada Gobolka Sool

0
417

Guddiga difaaca Dowlad goboleedka Puntland ayaa Maanta shir jaraa’id ay ku qabteen Magalada Garoowe waxa ay ku shaaciyeen in dhawaan uu jiro dagaal xureyn ah oo lagu qaadayo deegaano ka tirsan gobolka Sool. Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdullaahi Timacade oo ka mid ah xubnaha Guddiga ayaa ugu baaqay Madaxweyne Gaas in uu amar ku bixiyo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Puntland oo ku dhawaaqday dagaal,xilli ay taagan tahay xiisada Gobolka Sool

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.