Puntland oo la wareegtay deegaan ay maamulayeen Al-Shabaab

0
547

Ciidamada Puntland ayaa saaka waabirigii dib ula wareegay tuulada Af-urur oo muddo bil ku dhaw ay gacanta ku hayeen ururka al-Shabaab iyada oo aan wax dagaal ahi ka dhicin. Taliye kuxigeenka Ciidanka Daraawiishta Dowlad goboleedka Puntland Axmed Cabdi Xaashi ayaa sheegay in saakey waaberigii ay ciidamadooda dob ula wareegeen deegaanka Af-urur. Waxa uu sheegay in sinabad […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Puntland oo la wareegtay deegaan ay maamulayeen Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.