Puntland oo maanta shaacinaysa natiijada imtixaanaadka dugsiyada sare

0
225

Arbaco, July, 10, 2019 (HOL) – Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Arbacada maanta ah la soo bandhigi doono natiijada imtixaanaadka dugsiyada sare ee Puntland saacaddu marka ay tahay 11:00 am -barqanimo.




SOURCE: Puntland oo maanta shaacinaysa natiijada imtixaanaadka dugsiyada sare

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.