Puntland oo mamnuucday ka ganacsiga Hubka Iyo Agabka Ciidanka

0
37

Isniin, April, 15, 2019 (HOL)– Puntland ayaa joojisay ka ganacsiga hubka iyo agabka ciidammada,iyadoo digreeto ka soo baxday wasiirka amniga Cabdisamad Maxamed Gallan lagu sheegay in si loo sugo amniga dadka iyo dalka ay muhiim tahay mamnuucista soo dajinta,dhoofinta iyo ganacsiga hubka iyo agabka ciidanka.




SOURCE: Puntland oo mamnuucday ka ganacsiga Hubka Iyo Agabka Ciidanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.