Puntland oo martigelineysa Sanadkaan Ciyaaraha Maamul goboleedyada

0
79

Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay in Sanadkaan ay martigelinayaan Ciyaaraha Maamul goboleedyada oo sanadkiiba mar lagu qabto dalka. Wasiirka Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha ee Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Axmed  ayaa sheegay in Sanadkaan tartanka Kubadda Cagta ee Maamul goboleedyada lagu qaban doono Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Waxa uu sheegay Wasiirku in puntland […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Puntland oo martigelineysa Sanadkaan Ciyaaraha Maamul goboleedyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.