Puntland oo maxkamad soo taagtay nabaddoono kasoo horjeestay howlaha Imaraatku ka hayo Puntland

0
83

Arbaco, Janaayo, 01, 2020 (HOL) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta maxkamad kutaala magaalada Bosaso soo taagay nabaddoono dhawaan loo xiray kadib markii ay warbaahiinta kasii daayeen hadalo lidku ah howlaha Imaaraatku hayo gudaha Puntland.




SOURCE: Puntland oo maxkamad soo taagtay nabaddoono kasoo horjeestay howlaha Imaraatku ka hayo Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.