Puntland oo shaacisay inay diyaar u tahay in laga wada hadlo khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya

0
12

Arbaco, December, 11, 2019 (HOL)-Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo haatan safar dibada ah ku maqan uu diyaar u yahay kuna howlan yahay sidii looga wada hadli lahaa danaha Soomaaliya.




SOURCE: Puntland oo shaacisay inay diyaar u tahay in laga wada hadlo khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.