Puntland oo sheegtay in la soo qabtay nin Boosaaso ku dilay ruux ganacsade ahaa

0
45

Taliska Booliska Puntland ayaa waxaa ay shaaca ka qaadeen in gacanta lagu dhigay Nin habeen ka hor Maglada Boosaaso ku dilay Ganacsade xisaabiye ka ahaa shir  Ganacsi oo lagu Magacaabo horsed,kadib howlgal laga sameeyay Magaaladaas. Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jeneraal Muxudiin Axmed Muuse ayaa Warbaahinta u sheegay in howlgalka ay sameeyeen ay gacanta kusoo dhigeen […]




SOURCE: Puntland oo sheegtay in la soo qabtay nin Boosaaso ku dilay ruux ganacsade ahaa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.