Puntland oo sheegtay in shaqadii laga ruqseeyay sarkaal hoggaaminayay ciiddamo Somaliland ku biiray

0
312

Talaado, December, 03, 2019 (HOL)-Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaaciyay in bishii 11-aad shaqadii laga ruqseeyay sarkaal hoggaaminayay ciidamo ku biiray Somaliland oo lagusoo bandhigay degmada Taleex ee gobolka Sool.




SOURCE: Puntland oo sheegtay in shaqadii laga ruqseeyay sarkaal hoggaaminayay ciiddamo Somaliland ku biiray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.