Puntland oo shir wadatashi ah ugu yeertay dowlad goboleedyada ay xulufada yihiin iyo xisbiyada mucaaradka Soomaaliya

0
167

Isniin, Janaayo, 06, 2020, (HOL)-Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni, ayaa shir wadatshi ah ku casuumay qaar kamid ah dowlad goboleedyada ay xulafada yihiin Puntland iyo xisbiyada mucaaradka Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlaya arrimaha doorashada Soomaaliya.




SOURCE: Puntland oo shir wadatashi ah ugu yeertay dowlad goboleedyada ay xulufada yihiin iyo xisbiyada mucaaradka Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.