Puntland oo soo Bandhigtay Rag loo qabtay dilka Nin Ganacsade ahaa

0
101

Taliska Booliska Puntland ayaa Maanta Magaalada Boosaaso waxa ay kusoo bandhigeen Afar Nin oo lagu eedeeyay dil habeen ka hor Magalada Boosaaso loogu geystay Nin Ganacsade ahaa oo lagu Magacaabi jiray Salaad Cabdi Cukaasha. Raggaan lasoo bandhigay oo gaaraya afarta ayaa sidoo kale waxaa Boolisku ay so bandhigeen hub iyo taleefoonada Gacanta oo ay saraakiishu […]




SOURCE: Puntland oo soo Bandhigtay Rag loo qabtay dilka Nin Ganacsade ahaa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.