Puntland oo xukun dil ah ku riday askari ka dambeeyay dilkii taliyihii garoonka diyaaradaha Bosaso

0
250

Isniin, Janaayo, 06, 2020, (HOL)- Maxkamadda racfaanka ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa dil toogasho ku xukuntay Axmed Aadan Maxamed Gaagaale oo ku eedaysnaa dilka taliyihii madaarka Bosaso, Xasan Shire Amaan.




SOURCE: Puntland oo xukun dil ah ku riday askari ka dambeeyay dilkii taliyihii garoonka diyaaradaha Bosaso

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.