Puntland: Ra'iisul wasaaraha wuu na-hareer maray

0
46

Arbaco, July, 10, 2019 (HOL) – Puntland ayaa ku eedeysay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre inuu ogaal la’aan ku booqday waqooyiga magaalada Gaalkacyo oo ay maamusho Puntland.




SOURCE: Puntland: Ra’iisul wasaaraha wuu na-hareer maray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.