Puntland: Waxaan gacanta ku dhignay koox dooneysay inay ku biirto Daacish

0
48

Talaado, Feberaayo, 12, 2019 (HOL)- Ciidanka amniga Puntland ee (PSF) , ayaa howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen deegaanno dhaca Koofurta magaalada Boosaaso waxaa lagu soo qabtay rag dhallinyaro oo la sheegay inay doonayeen inay ku biiran Daacishta ku sugan buuraha Cal-miskaat.




SOURCE: Puntland: Waxaan gacanta ku dhignay koox dooneysay inay ku biirto Daacish

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.