Putin: Waxaan fashilnay hawlaha ku dhawaad 600 oo jaajuus

0
51

Khamiis, 07, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa ku eedeeyay mukhaabaraadka ajnabiga ah inay sare u qaadeen hawlahooda ay ka fuliyaan Ruushka, waxaana uu shaaciyay in boqolaal basaas ay ka hortageen sanadkii la soo dhaafay oo keliya.




SOURCE: Putin: Waxaan fashilnay hawlaha ku dhawaad 600 oo jaajuus

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.