Qaar ka mid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo gaaray Garoowe

0
357

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa kusii qul qulaya wufuud kala duwan,kuwaas oo doonaya inay ka qeyb galaan Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka amababaxay  Magalada Kismaayo ayaa lagu soo dhaweeyay Magalada Garoowe. Sidoo kale Madaxweynayaasha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi waare […]




SOURCE: Qaar ka mid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo gaaray Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.