Qaban qaabo ka socoto Magalada Kismaayo iyo Wafdi ku wajahan

0
63

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ka socota qaban qaabada Shirka Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada oo lagu wado in Maalinta berito uu halkaasi ka furmo. Amniga Magalada Kismaayo ayaa aad loo adkeeyey,waxaana Maanta la filayaa inay inta badan tagaan Madaxda Maamul Goboleedyada, Puntland,Koonfur Galbeed,Galmudug iyo Hir-Shabeelle. Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa shirkooda waxa […]




SOURCE: Qaban qaabo ka socoto Magalada Kismaayo iyo Wafdi ku wajahan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.