Qalad wayn oo xalay ka dhacay Koobka Aduunka.

0
155

Dib u daawashada Video-ga VAR waxay sababeen ciyaarna in lagu go’aamiyo, kuwa kalena lagu diido.
Tusaale Rigooradii loo dhigay Iran kulankii xalay ee Portugal, garsoorihii ciyaarta waxay dib u daawaday camerada markii mid ka mid ah daafacyada Portugal uu gacan ku taabtay, sidaasna Iran loogu dhigay rigooro.
Sidoo kale kubaddii gacanta uu ku taabtay daafaca Argentine Marcos Rojo, Garsooraha reer Turkey wuu diiday rigoorada, iyadoo ay cadeyd kubaddii gacanta lagu taabta, xitaa VAR ayuu dib u daawaday, wuuna ku adkeystay go’aankiisa.




READ MORE FROM THE SOURCE: Qalad wayn oo xalay ka dhacay Koobka Aduunka.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.