Qalalaase maanta ka jiray gudaha Jaamacadda Diridhabe

0
44

Sabti, December, 28, 2019 (HOL)-Wararka ka imaanaya magaalada Diridhabe ayaa sheegaya in maanta Jaamacadda Diridhabe uu ka jiray qalalaase u dhaxeeyay ardayda Jaamacadda ee kasoo kala jeeda qawmiyadda Axmaarada iyo Oromada.




SOURCE: Qalalaase maanta ka jiray gudaha Jaamacadda Diridhabe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.