Qalbi Dhagax oo lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi

0
281

Khamiis, July, 05, 2018 (HOL)–Cabdikariin Muuse Qalbi-Dhagax oo ah sarkaal sare oo ka tirsan Jabhada ONLF in muddo ahna u xirnaa dowladda Itoobiya ayaa xalay gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaddib markii dhawaan la sii daayay.




READ MORE FROM THE SOURCE: Qalbi Dhagax oo lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.