Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Madaxda Jabhada ONLF ee dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya,isla markaana dowladda Soomaaliya ay ku wareejisay dalkaas ayaa hadlay kadib siideyntiisii. Qalbi-dhagax oo ku sugan Magaalada Adis ababa ayaa u mahad celiyey Shacabka soomaaliyeed oo uu sheegay in ay ahaayeen kuwo ka dhiidhiyey falkii Itoobiya loogu soo […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Qalbi-dhagax oo markii ugu horreysay hadlay kadib siideyntiisii