Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo xal u raadinaya khilaafka DFS iyo dowlad-gobolleedyada

0
255

Isniin, October, 29, 2018 (HOL)-Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya,Nicholas Haysom iyo wakiilka Midowga Afrika , ahna madaxa howlgalka AMISOM, Fransisco Madeira ayaa billaabay socdaal ay ku tagayaan xarumaha maamul-gobolleedyada dalka, si xal loogu helo khilaafka dowladda federaalka iyo maamul-gobolleedyada.




SOURCE: Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo xal u raadinaya khilaafka DFS iyo dowlad-gobolleedyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.