Qaramada Midoobay oo shaacisay khasaarihii ka dhashay duufaantii Pawan ee ku dhufatay Puntland

0
13

Arbaco, December, 11, 2019 (HOL)-Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay in ugu yaraan lix qof ay ku dhinteen, xoolo iyo dhismayaal badana ay ku baaba’een duufaantii Pawan ee ku dhufatay degaanada Puntland.




SOURCE: Qaramada Midoobay oo shaacisay khasaarihii ka dhashay duufaantii Pawan ee ku dhufatay Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.