Qaramada Midoobay oo sharci darro ku tilmaamtay weerarkii Maraykanku ku dilay Qassim Soleimani

0
112

Sabti, Janaayo, 04, 2020 (HOL)- Qaramada Midoobay ayaa dhaleeceeysay weerarkii cirka ee Mareykanka ku dilay Qassim Soleimani oo reer Iran ah, waxayna caddeysay in uu jabinayo sharciga xuquuqda aadanaha.




SOURCE: Qaramada Midoobay oo sharci darro ku tilmaamtay weerarkii Maraykanku ku dilay Qassim Soleimani

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.