Sabti, October, 06. 2018 (HOL) – Weerarrada lagu qaaday shaqaalaha gargaarka ee Soomaaliya ayaa sababay geerida siddeed shaqaale iyo dhaawacyo 12 kale intii u dhaxaysay Jannaayo iyo Sebtembar, sida lugu sheegay warbixin ay baahisay Jimcihii Qaramada Midoobay.
SOURCE: Qaramada Midoobay oo sheegtay in 8 qof oo shaqaale gargaar ah lagu dilay, 12 kalena ay ku dhaawacmeen Soomaaliya