Qaramada Midoobey : 12 Kun oo Qof ayaa ku barakacay dagaalka Tukaraq

0
114

Axad, July, 01, 2018 (HOL)-Ku xigeenka Ergayga Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Peter De Clerk ayaa sheegay in khilaafka ka taagan degaanka Tukaraq darteed ay u barakaceen dad ka badan 12 Kun oo qof.




READ MORE FROM THE SOURCE: Qaramada Midoobey : 12 Kun oo Qof ayaa ku barakacay dagaalka Tukaraq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.