Qaramada Midoobey oo ka digtay nafaqo darro ku soo fool leh carruurta Soomaaliyeed

0
174

Qaramada Midoobey oo ka digtay nafaqo darro ku soo fool leh carruurta Soomaaliyeed
Sabti, June, 09, 2018 (HOL) – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhallaanka ee UNICEF ayaa ka digtay in caruur kor u dhaafaysa 1.25 Milyan oo Soomaali ah ay halis ugu jiraan nafaqo-darro ba’an sanadkan, sababo la xiriira fatahaadihii ka dhacay Soomaaliya.

READ MORE : Qaramada Midoobey oo ka digtay nafaqo darro ku soo fool leh carruurta Soomaaliyeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.