Qaramada Midoobey oo ku baaqday in la joojiyo colaada gobolka Sool

0
181

Qaramada Midoobey oo ku baaqday in la joojiyo colaada gobolka Sool
Jimco, June, 08, 2018 (HOL)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in nabad waarta oo laga gaaro colaadda iyo degenaanshaha ay muhiim u tahay Soomaaliya oo wajaheysa caqabado ka hortaagan helista dowlad federali ah oo si wanaagsan u shaqeysa.

READ MORE : Qaramada Midoobey oo ku baaqday in la joojiyo colaada gobolka Sool

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.