Qaramada Midoobey: Waxaa Mas’uuliyad Naga Saaran Xasiloonida Soomaaliya

0
323

António Guterres, xogheyaha guud ee qaramada midoobey ayaa sheegay in ay hey’addan dowliga ah mas’uuliyad ka saaran tahay xasiloonida Soomaaliya.
“Xogheyaha guud waxaa uu si xoogan ugu howlan yahay sidii Soomaaliga uga caawin lahaa dadaallada ku aadan iney hesho nabad, xasilooni iyo barwaaqo” sidaasi waxaa lagu sheegay qoraal jimcihii ka soo baxay xafiiskiisa.
Arrintan ayaa timid kadib markii uu sheegay inuu wakiil cusub u soo magacabai-doono Soomaaliya kadib markii ay Villa Somalia iska diiday wada-shaqeynta Nicholas Haysom.
Goobjoog News




SOURCE: Qaramada Midoobey: Waxaa Mas’uuliyad Naga Saaran Xasiloonida Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.