Jicmo, October, 05, 2018 (HOL)–Wararka naga soo gaaraya degmada Caabud-waaq ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in uu maanta halkaa ka dhacay qarax sababay dhimashada labo caruur ah oo ka mid ahaa dadka deegaanka.
SOURCE: Qarax carruur ku dilay deegaan hoostaga degmada Caabud-waaq