Qarax dhimasho sababay oo goor dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

0
336

Sabti, July, 21, 2018 (HOL)-Wararka xiligan naga soo gaaray degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in hal qof uu ku dhintay Qarax loogu xiray gaar yar oo ay saarnaayeen saddex ruux, meel aan ka fogeyn xarunta Wasaaradda Amniga.




READ MORE FROM THE SOURCE: Qarax dhimasho sababay oo goor dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.