Qarax gaari lagu soo xiray oo goor dhaw ka dhacay Muqdisho

0
28

Arbaco, June,20, 2018 (HOL)-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya gaari goor dhaw ku qarxay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho oo sida wararku sheegayaan la socdeen labo dhalinyaro ah.




READ MORE FROM THE SOURCE: Qarax gaari lagu soo xiray oo goor dhaw ka dhacay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.