Qarax gaari lagu soo xiray oo ka dhacay Muqdisho

0
130

Isniin, July, 02, 2018 (HOL)–Ilaa saddex ruux ayaa lagu waramayaa in ay ku dhaawacmeen qarax gaar lagu soo xiray oo goor dhaw oo maanta ah ka dhacay Isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho.




READ MORE FROM THE SOURCE: Qarax gaari lagu soo xiray oo ka dhacay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.