Qarax Gaari oo Goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

0
70

Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay afaafka hore ee Maqaayada London Gate oo u dhow Hotelka Muna  ku yaalla degmada Xamarweyne Gobolkan Banaadir. Dad Gobjoogayaal ah ayaa Radio Dalsan wax ay u sheegeen in Gaariga uu ahaa mid qaraxa lagu xiray,isla markaana maqrkii uu marayay afaafka hore ee Maqaayada London Gate uu qarxay. Wararka qaar […]




SOURCE: Qarax Gaari oo Goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.