Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax gaari oo ka dhacay meel aan ka fogeyn Isgoyska siinaay ee degmada Warta-Nabada ee Gobolkan Banaadir. Qaraxaan ayaa dad goobjoogayaal ah waxa ay Dalsan u sheegeen in uu ahaa mid Gaari nooca raaxada ah loogu xiray qof watay,isla markaana xilli uu marayay agagaarka Xarunta Dahabshiil uu […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Qarax Gaari oo ka dhacay Magalada Muqdisho